AMISOM: HADDII AAD ISDIFAACDAAN Shacabkiina ayaan Suuqa/Jidadka ku dileynaa, waana inkireynaa
MUQDISHO SOOMAALIYA: Ciidanka AMISOM (calooshood u shaqeytayaasha) ee u soo shaqo tagey inay xasuuqaan shacabka Soomaaliyeeed, waxay dafireen xasuuqii u dambeeyay ee ay ka gaysteen Suuqa-Bakaaro!. Afyaheenka AMISOM oo lagu magacaabo Beenaale Bhuko ayaa diida/inkiray inay Ciidankoodu ka masuul yihiin duqeyntii ula kaca aheyd ee ay u gaysteen Suuqa Bakaaraha, Xasuuqaas waxaa inta la ogyahay ku naf waayey ilaa 30 Qof oo shacab ah, halka tiro 70 qof ay ku dhaawacmeen.
“Maya Anaga ma aha dilka/xasuuqa cidda gaysatey, Waa kuwa nala dagaalsan. waxay (Al-shabaab) nagu soo rideen madaafiic, ka dibna waxay sidoo kale ku tuureen Suuqa-Bakaaro iyaga ayaana gaystey xasuuqa ! ka dibna waxay shacabka u sheegaan inay AMISOM tahay cidda duqeynta ka dambeysa”
Ayuu dhahey beenaale BHUUKO.
Waxaa jira barnaamij dhawaan laga soo sameeyay Howlgalka AMISOM, waxaad ogaaneysaa in Ciidanka AMISOM ay u arkaan Suuqa Bakaaraha bartilmaameed ciidanka halgamayaasha diidan joogitaankooda, Mid ka mid ah Askartooda ayaa si cad u leh, Waa meeshaas halka Madaafiicda laga soo tuuro, isagoo waliba carabka ku dhuftay Suuqa Bakaaraha, waxaa kaloo arkeysaa nin cadaan (gumeystaha) ah oo tababar siinaya AMISOM oo leh waa inaad toogataan Dadka idinka soo horjeeda/shacabka !(Hoos ka daawo Barnaamijkaas xiisaha badan !) Read more »
WARBIXIN: ka hadleysa Soomaaliya dhibka jira
Waa warbixin laga soo diyaariyay dhibka ka jira Dalka Soomaaliya, waxay ka hadleysaa guud ahaan xaalka adag ee ka jira, xaqiiqa jirta qaarna way ka hadlayaan qaarna way daboolayaan waxaana ka mid ah , dhibta ay wadaan ciidanka AMISOM iyo tacadiga ka yimid duqeynta aan kala go’a laheen.
Shariif Sh Axmed: Caruurtiina ka ilaasha Masaajida !
Shariif Sh Axmed. Madaxweynaha Kooxda 4.5ta ku dhisan ayaa booqasho taageero doon ah ku yimid Dalka Mareykanka, gaar ahaan wuxuu booqasho ku tahay Gobolka Minnesota ee ay Soomaalida ugu badan ee Dalka Mareykanka ku nool yihiin.
Shariifka oo qudbad ka jeediyay Jaamacadda Gobolka Minnesota, ayaa kula hadley Jaaliyadda Soomaaliyeed oo lagu qiyaasay Kumanaan ayaa ka hadley arimo ay dad badani la yaabeen. Waxaa ka mid ahaa hadaladii ku hadley.
“Waxaa la yaab leh in maanta Dadka Soomaaliyeed lala dhex joogo Mindiyo iyo Qoryo oo Madxahooda la guraayo, oo Gacmahooda la guraayo, oo Lugahooda la guraaayo isla markaana la qixinaayo !”
SAFIIR KU SHEEG: Xabashida oo lagu dilay Beled-wayne

Beledweyne Soomaaliya: Warar hor dhac ah oo eey heshay Shabakada Shacabka ayaa Sheegaya in Qaraxii ka dhacay Magaalada Beledweyne eeyna ku dhintaan Madax uu ku jiro Wasiirkii Amniga Qaranka Cumar Xaashi Aadan iyo Rag kale oo badan. Wararkani ayaa tibaaxaya inuu halkaasi ku Geeriyooday Safiirkii u fadhiyey Dowlada Itoobiya Magaalada Muqdisho Atto Asper Agaza oo halkaasi ku sugnaa Xiligii uu Qaraxu ka dhacay Hoteelka eey ku sugnaayeen Madaxdaasi.
Sidoo kale Warar hor dhac ah ayaa Tibaaxaya in Saraakiil badan oo Itoobiyaan ah eey ku geeriyoodeen halkaasi, Wararka qaar ayaa Carab dhaw ku sameeyey ku dhowaad 40 meeyo Saraakiil Itoobiyaan ah oo halkaasi ku sugnaa. SII AQRISO
SOMALIA, Goddes Tyche, Ahmedou Oul Abdalla and Sh Shariif.
Dr. Muhammad Shamsaddin Megalommatis
AMISOM is the main reason for the fierce fighting in the Somali capital over the weekend. Professional liars, impersonating diplomats, and criminal gangsters, impersonating AMISOM authorities, have the tendency to deny this reality, but the only truth is that the new phase of the Somali fratricidal war is only due to one main issue, namely the presence of the loathsome foreign soldiers who serve tyrannical regimes of Africa that are all viciously Anti-Somali.
A brief sample of the incredible lies said by AMISOM authorities is the following, due to Major Barigye Bahoku, spokesman for the AMISOM:
“There have been some skirmishes in Mogadishu, especially in the northern suburbs and parts of Mogadishu for about couple days ago. And the information we have does indicate that the forces of government on the one side and the forces opposed to the peace process on the other side and the clan militias who can fall on either side, are the ones who have been involved in these skirmishes”.
Comments (1)
Leave a Comment
Leave a Comment











