Archive for August 7th, 2008|Daily archive page

DEEQ LA GAARSIIYEY DADKA SOO BARAKACEY.

Sawirkan hoose waxaa ka muuqda Dad Soomaaliyeed oo ku dhibaateysan duleedka Magaaladda Moqdishu, Dadkan oo intooda badan ka soo qaxey dagaalka ay ka wadaan Jabhadda Tigreega ee dalka ku soo duuley, Tigreega oo si naxariis daro ah marwalba ugu garaaca goobaha degaanka u ah shacabka reer Muqdisho ayaa kaliftay in 750,000kun oo shacabka reer Muqdisho ahaa inay ka cararaan guryahoodii.

Qurba joogta Soomaaliyeed oo aad iyo aad uga warhaya waxa ka socda Dalkooda hooyo ayaa marwalba u aruuriya lacago deeq ah dadka dhibku ka soo gaarey dagaalkan gardarada ah ee ay tigreegu ku soo qaadeen shacabka dhiban ee Soomaaliyeed.

Read more »