Archive for August 13th, 2008|Daily archive page
WAREYSI: Professor Axmed Ismaaciil Samatar
-
“Itoobiya naguma soo duusheen haddaanu leennahay madax iyo dowlad dhab ah”
Qore: Mohamed Haji (Ingiriis)
Minneapolis, MN
Email: Ingiriis@yahoo.com

Xusuuqda Sawirka: Somalitalk.com
Professor Axmed Ismaaciil Samatar wuxuu ka mid yahay aqoonyahannada waaweyn ee Soomaalida kuwooda safka hore, hadduusanba ahayn kan koowaad. Waa indheergarad maskax-maal ah oo si joogto ah isha ugu haya waxa ka socda Soomaaliya iyo adduunkaba. Wuxuu aad u taxliiliyaa is-beddelka xaaladaha caalamka. Wuxuu wax ku bartay dalka Mareykanka muddo hore. Wuxuu haddeer hormuud (Dean) ka yahay Institute for Global Citizenship, Macalester College. Sidoo kale, waa James Wallace Professor ee dhinaca culuunta caalamiga (International Studies). Wuxuu shahaaddada B.A. ka qaatay Read more »
Leave a Comment










