Beledwayne Soomaaliya: Duhurnimadii maanta ayaa xabsiga loo Taxaabiy Ganacsade lagu magacaabo “Muxumad Maxamuud Yuusuf (Shiine) oo ah Milkiilaha Shirkada labaad ee ugu wayn Shirkadaha korontada siiya Baladweyne oo lagu magacaabo “Midnimo” xili uu ku sugnaa goobtiisa shaqo.
Ganacsadahan ayaa la sheegayaa in ay xabsiga u taxaabeen ciidamo uu hor kacayo ninka sheegta in uu duqa Magaalada Baladweyne yahay ee lagu magacaabo “Aadan Garaaso”. Read more »
Leave a Comment
Waxaa qilaaf xoog badan uu u dhexeeyaa kooxda daba-dhilifka ee Impeghati ee uu taliska Itoobiya ku soo dhisay dalka Kenya , qilaafka wuxuu u dhexeyaa laba garab oo ka wada tirsan Kooxda Impeghati, oo dhowaan u kala baxay laba garab, qayb
Leave a Comment
Mugdisho Soomaaliya: 6 Qof ayaa ku Geeriyooday in ka badan 20 Qofna waa ay ku Dhaawacmeen ka dib markii ay Ciidamada gumeysiga Itoobiya Madaafiic aan loo meel dayin Barqanimadii maanta ku garaaceen Suuqa weyn ee Bakaaraha.
Leave a Comment
Inka badan 95% Soomaali waxay ahaan jireen Xoollo dhaqato reer guuraa ah, Beel kastana waxay laheyd odoyaal ama hogaamiye sida 










