Archive for August 27th, 2008|Daily archive page
DEKEDDA MUQDISHU.dhaqanka-xun ee gumeysiga Xabashida.

Waxaa xaqiiq ah in Dalka Soomaaliya ay ku soo duushay Jabhadda Xabashida ama Tigreega waxayna taageero buuxda ka helaan Dowladdaha reer Galbeedka sida Mareykanka, EU, AU iyo waliba Ururka Qaramadda Midoobay ama UNta.
Waxaa kaloo jira in Askarta Xabashida ee ku sugan Dalka Soomaaliya inay bilaabeen dhaqan-xumadii ay caadada u lahaayeen oo ah , afduubka, dilka iyo boobka. waxaa taa marqaati ka ah dhacdadii CARBIS oo ay ku xasuuqeen 75 qof oo maati ah oo u badan caruur iyo haween, waxaa kaloo ay maalin walba madaafiic iyo rasaas la beegsadaan shacabka iyo degaanka ay shacabka ku badan yihiin. Read more »
LIMIT TO SUBMISSION ( A Somali Documentary 1980)…
QAYBTA KOOWAAD:
QAYBTA LABAAD:
Leave a Comment
Leave a Comment










