Archive for September 4th, 2008|Daily archive page
DAGAAL CULUS OO KA DHACEY AGAGAARKA FILLA-SOOMAALIYA.

MUQDISHO Soomaaliya. Arbaco 9/3/08 waxaa la xaqiijinayaa in uu dagaal qaraar maanta salaadii subaxnimo ka qarxey Agagaarka Fila-Soomaaliya ee Muqdisho, halkaan oo ay ku dirireen dagaal-yahanka loo yaqaan Al-shabaab iyo Jabhadda kooxda Impeghati ee ilaalada u ah C/laahi Yusuf Madaxweynaha Dowlad ku sheega Kooxda Imbaghati.
Dagaalka oo markii dambe iskiisa u dhamaadey ayaa la sheegayaa inay qasaaro soo gaartey labada dhinac ee halkaa dirirtu ku dhex martay. Read more »
Leave a Comment










