Archive for September 9th, 2008|Daily archive page
QILAAF KA TAAGAN MAAMULKA KISMAAYO LAGA DHISAY!

AF-MADOW Gobolka J/Hoose. Mas’uul ka tirsan Xoogga Maxkamadaha oo dhowaan qayb ka ahaa Xooggagii isbahaystay ee la wareegay gacan ku haynta Magaallada Kismaayo ayaa ka dhawaajiyay in aanu Maamulka cusub aheyn mid loo wada dhan yahay ama mid sax ah.
Mas’uulkaan oo lagu magacaabo Sh/Ibraahin Shukri ayaa idaacadda HornAfrik u sheegay in shaqsiyaad Muslimiin ah oo aan degaanka u dhalan ay ku jiraan maamulka cusub ee looga dhawaaqay Kismaayo, wuxuu kaloo sheegay inaan lagala tashan iyaga waa MAXKAMADAHEE sida Maamulka cusub loo magacaabey!.
Leave a Comment










