Prof: CABDI ISMAACIIL SAMATAR (qudbad Taariikhi ah)
WAA MAXAY QORSHAHA SOOMAALIYEED ?!
FADLAN AQRISTOOW DAAWO QUDBADAN DHAMAANTEED.
Posted on 09/11/2008, in QARANIMO.. Bookmark the permalink. 6 Comments.
FADLAN AQRISTOOW DAAWO QUDBADAN DHAMAANTEED.
Posted on 09/11/2008, in QARANIMO.. Bookmark the permalink. 6 Comments.
waxaan rabaa
waxan kaa cosanaynaa in aad soo sartaan qudbada pro samtar
waxay ilatahay marun in somaliya ay la soo noqondooto qarannimadeedii lkn ma ogi maray tahay lkn ma fag kolkaas
somaliya waa dal dakisii ilaahay dooriyey oo ka dhigay sida butilaan shabeel laan daydaylaan shaydaanlaan iyo qaarkaloo badan waxaan uga baryaya ilaahay inuu usoo celiyo kii diinta bartay iimaankiisii kii siyaasi ahaana iimaankiisii iyo dadnimadiisii Goodby
wadankii somaliya dadkiisii wuxuu isku badalay noocal dugaag dadka diirta oo labaxay magacxusbiyeed u eg ood moodo magac wadan oo shacabka lagu siro sida butilaan shaydaanlaan iyo daydaylaan Alla ha unaxariisto AAAMIIN Aammiin Aamiin
asc .. xaqiiqda waa inoola shegay lakin manta maxey mareysaa umada somaliyeed marxaladeeda in leesku qasbo dastuur aan umada dantood ku jirin hadana les dhahayo cadiii diida waa lagu qasbaa wax diidi karo ma jiro yaaaaaaaaaaaab