Archive for September 14th, 2008|Daily archive page
JABHADA XABASHIDA OO KA BAXAY B/WAYNE.
Beledwayne Soomaaliya: Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in Ciidanka Jabhada Xabashida ee sida sharci darada ah u joogay Magaala madaxda Gobolka Hiiraan ee B/wayne ay halkaa si lama filaan ah uga guureen.
Ciidanka Jabhada Xabashida ayaa Magaalada joogay labadii bilood ee la soo dhaafey waxay halkaa ka gaysteen dhibaatooyin fara badan oo ay ka mid ahayd dil, dhac iyo faraxumeyn baahsan. Waxay si bareer ah iyo si qarsoodi ahba u dileen shacab Soomaaliyeed oo u badan maati, haween iyo caruur.
Leave a Comment










