Archive for September 18th, 2008|Daily archive page

GARGAARKA UNta,BURCAD-BADEEDKA, XEEBAHA DALKA?

URURKA QARAMADA MIDOOBAY  (QM)  ayaa waxay ka dalbatey Wadamada cududa Ciidan leh ee xubnaha ka ah, in ay ka caawiyaan ilaalinta iyo difaaca gar-gaarka loo diro Dalka soomaaliya ee sii mara Badweynta Hindiya.

Dalabka QM wuxuu tilmaamay inay dhici karto  haddii la waayo wadan gacan ka gaysta ilaalinta Yabooha/gargaarka ay QM ugu talo gashey Soomaaliya inay dalka Soomaaliya ka dhici doonto masiibo bani’aadanimo oo la mid ah tii 1992 hore uga dhacdey dalka  ee ay dad badani gaajo iyo macaaluul u dhamaadeen. Read more »