SOOMAALIDA GALBEED: Xasuuq, abaaro iyo cabsi.

Waa warbixin laga soo diyaariyay sida Taliska Xabashida ee gumeysta Soomaalida Galbeed ay si bareer ah ugu isticmaalayaan cunada gargaarka hub ay kula dagaalamaan shacabka Soomaaliyeed ee ku hoos nool, Sida ka muuqata war-bixinta wuxuu taliska gumeysiga Xabashida dil, dhac iyo xasuuq aan gambasho laheyn uga wadaa dhulka Soomaali Galbeed.

Waxaa la wareystay nin isku sheegay inuu yahay Mas’uulka Gobolka Soomaaliyeed, laakiin wuxuu ku jawaabay  ” WAA BEEN HALKANI WAX DHIB AH KAMA JIRO” isagoo si inkir ku jiro sheegay inay Dowlada uu u shaqeeyo ay u baahan yihiin Hay’adaha wax gar-gaaara.

 

Soomaalida Galbeed way guulaysan doontaa, Goobtii walbaba iyagaa ku gacan sareyn doona (Insha Allah)..

No comments yet

Leave a reply