Archive for September 29th, 2008|Daily archive page
CIIDANKA UGANDA:oo ku caawinaya xasuuqa ay wadaan kooxda Imbeghati/gumeysiga Xabashida.
Taangiyo ay leeyihin ciidamada (lagu sheego nabad ilaalinta midowga Afrika AMISOM ee laakiin ilaalada u ah kooxda dagaal-ogayaasha Imbeghati) ayaa la soo dhigay qeybo ka mid ah wadada Maka Al Mukarama ee magaalada Muqdisho, iyadoo wadadaaasina ay si weyn ugu yaraadeen gaadiidkii dadweynaha ee mari jiray iyo iyo dadkii isticmaali jiray intaba.
Comments (2)
Leave a Comment










