BIYAHA BADDA: Sida looga faa’iideysto Dalka eriteria !

barderagh
Cajiib dhulka Soomaaliya waxaa mara laba wabbi oo biyo macaan wada inta badan sannadka, laakiin nasiib daro biyaha wabiga qaas ahaan wabiga Jubba wuxuu biyahaa ku daraa badda iyadoo aan xitaa 50% laga faa’iideysan.

Dalka Eritareeya markii ay waayeen biyo macaan oo ay beeraha ku waraabsadaan. Waxay door bideen inay Biyaha Badda kaga faa’iideystaan waraabka miraha gaar ah oo biyaha badda ku baxa ! Barnaamij laga soo diyaariyay bal ila daawo

No comments yet

Leave a reply