Archive for April, 2009|Monthly archive page

BARNAAMIJKA: Kicinta shacabka Muqdisho oo soo laba kacleeyay.

xamarWaxaa soo ifbaxaaya in Soomaaliya laga wado barnaamij la rabo in lagu kiciyo Shacabka ama beelaha Magaalla madaxdeena Soomaaliya u badan. Barnaamijkani waa mid u eg kii Dalka Ciraaq kal hore laga fuliyay ee ahaa SUNNI Awakening.. Barnaamijkaan waxaa isaguna magaciisa la oran karaa waa UNNUKA awakening. Halku dhigyadiisa waxaa ka mid ah Xamar unnukaa leh. Shacabka yaan la laynin. Madfac yaa laga dhex ridin IWM.

Read more »