Shariif Sh Axmed: Caruurtiina ka ilaasha Masaajida !

Shariif Sh Axmed. Madaxweynaha Kooxda 4.5ta ku dhisan ayaa booqasho taageero doon ah ku yimid Dalka Mareykanka, gaar ahaan wuxuu booqasho ku tahay Gobolka Minnesota ee ay Soomaalida ugu badan ee Dalka Mareykanka ku nool yihiin.

Shariifka oo qudbad ka jeediyay Jaamacadda Gobolka Minnesota, ayaa kula hadley Jaaliyadda Soomaaliyeed oo lagu qiyaasay Kumanaan ayaa ka hadley arimo ay dad badani la yaabeen. Waxaa ka mid ahaa hadaladii ku hadley.

“Waxaa la yaab leh in maanta Dadka Soomaaliyeed lala dhex joogo Mindiyo iyo Qoryo oo Madxahooda la guraayo, oo Gacmahooda la guraayo, oo Lugahooda la guraaayo isla markaana la qixinaayo !”

 

No comments yet

Leave a reply