WARBIXIN: ka hadleysa Soomaaliya dhibka jira
Waa warbixin laga soo diyaariyay dhibka ka jira Dalka Soomaaliya, waxay ka hadleysaa guud ahaan xaalka adag ee ka jira, xaqiiqa jirta qaarna way ka hadlayaan qaarna way daboolayaan waxaana ka mid ah , dhibta ay wadaan ciidanka AMISOM iyo tacadiga ka yimid duqeynta aan kala go’a laheen.
Posted on 10/17/2009, in QARANIMO.. Bookmark the permalink. 4 Comments.




waa maasha ku xurux badar ee somaliya
Asc walalayaal waxan kali oranayaa marka hore.qoloyinkan dagalamaya hadad dad islaama oo dhab ah aatihiin dadka muslimka o shacabkaa o masakiintaa o wayelka iyo carurta iyo hawenka iyo naafada hel kajojiya xabada tasi waa mid tankale qoloyinkan oranaya besha calamka ayaa na dhaxdhaxaadinayso iyo jabuuti masar iyo waxa lamidka ah walahi waad riyoonaysaane tasi madhacayso haday tasi dhici lahayd kolhore ayan nabad heli lahayn ugadanbeyntii walalayalow dalkiina dadkiina iyo diintiina iyo qiyaamahiina intaa inaad uturtaan wabilahi towfiiq
Asc wr wb salan dabadeed waxan labo shey oranayaa kuraas doonka mida hore waxkasta wad iska dhega tirtaan maxayelay ilmihiina calosha ayaa ubuuxdo ee waxa umadeeni kuhabsaday o gajaa o abaara o nabad laan ah arka war walalayalow hadaynaan dhamanten alle ulaaban ilaahey dhibka managa qaadayo
Maxamed c/laahi farmajo oo is casile shale