Monthly Archives: March 2011
CALOOSHOOD U SHAQEYSATADDA AMISOM: oo ku jabay dagaalkii Muqdisho.
Muqdisho Soomaaliya: Ciidanka calooshood-u-shaqeystayaasha la baxay AMISOM ayaa markii ugu horeysay qirtay in Askar badan laga dilay, inkastoo ay sheegeen tiro yar hadana waxay wararka qaar tilmaameen in Amisom (Calooshood u shaqeysatadda la baxdey) looga dilay dagaaladii u dambeeyay ee ka dhacey Muqdisho tiro badan ilaa 58 ama ka badan. Read the rest of this entry



