Daily Archives: 05/19/2011

AMISOM: Calooshood-u-shaqeysatadda oo xasuuq ka gaystey Bakaaraha.

MUQDISHO SOOMAALIYA: 15 ruux ayaa ku geeriyootay 80 kalana waa ay ku dhaawacmeen Inta illaa iyo haatan la xaqiijiyey kadib Madaafiic ay Ciidamada Calooshood-Ushaqeystayaasha Afrikaanka ahi ay ku garaaceen Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho, Waxana Madaafiicda Afrikaanku ay ku gaaraaceen Suuqa Bakaaraha ay la beegsadeen Xilligii uu Suuqu ugu saxmadda badnaa. Read the rest of this entry

Follow

Get every new post delivered to your Inbox.