MA DADBAA MA DUUNYAA ?

SHEEKO GAABAN:
Sheekadaan oo ka dhacday Tuullo yar oo ku taalla xeebta soomaaliya iyo abaartii 2006…… Waxay ku bilaabataa sidan . Tuuladan ayaa waxaa booqasho ku tagay wariye dumar ah oo ka soo jeeda Reer yurub ama reer Galbeedka iska dheh , waxay ugu horeyntii la kulantay Odayaashii tuulada waxayna ka wareysatey masiibada ku dhacday tuuladaas , Odayaasha iyagoo isleh aduunka ha la idiinkugu qaylo dhaamiyo ayey u sheegeen in dadka degaanku la il-daran yihiin abaarta oo ay waliba jiraan dad u dhintay GAAJO !.

Hadaba markii ay wariyadu ka dhamaysatey cabashadooda ayey galinkii dambe waxay waydiisay nin turjubaan u ahaa in ay suuro gal tahay inay soo aragto xeebta , Haa ayuu ugu jawaabay waxay u amba baxeen xeebta , Naagtii wariyaha aheyd markii ay xeebta tagtey waxay boorsadeeda kala soo baxdey MAQAALIN ama qalabka-Kaluunka lagu soo qabto muddo ka yar 20 daqiiqo waxaa u soo galay Kaluun lagu qiyaasi karo shan kiilo , intaa markii ay dhacday ayey iyadoo warbixinteeda sii wadata ku soo dhameysay sidan.
  • Halkan in ka yar labaatan daqiiqo waxaan nasiib u helay inaan la soo boxo Kaluun 5 Kiilo ah oo Magaciisu yahay (hebel).
  • Tuullo Hebel oo halkan (xeebtan barakeysan) u jirta 1 KM iyo barna Dadku waxay u li’anayaan/u dhimanayaan GAAJO !. ( Maxaa kuu baxay ?!

One thought on “MA DADBAA MA DUUNYAA ?

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s