CARUUR MAYDKOODA LAGA HELAY WABIGA!.

Askarta Xabashida.

BELED-WAYNE Somalia. Wararka ka imaanaya Magaaladda Beled-wayne Soomaaliya ayaa waxaay sheegayaan dhacdo naxdin badan ka dib markii laga helay Wabiga meydka laba Caruur ah, sida ay wararku sheegayaan ayaa waxaa caruurtaa si arxan daro ah u dilay ciidanka Xabashida ee ku sugan Beled-wayne.

 Lama oga sababta loo laayey caruurtaa iyo sida ay ugu cagan galeen ciidanka Xabashida. inkastoo ay wararku sheegayaan in ciidanka Xabashadu ay dileen ka dibna ay ku tuureen wabiga si baa loo maleynayaa ay ugu ar-gagax galiyaan Bulshadda soomaaliyeed ee ku dhaqan/nool nawaaxiga Wabigu Shabelle uu maro.

 

Soomaaliya oo aan laheyn Dowlad ayaa noqotey meel cidkastaa ay u muhato dhaqaalaheeda iyo dhulkeedaba maantana waxaaba loogu darey in la baneysto naftoodii iyadoo la adeegsanayo Halku dhigyo ay ka mid yihiin Argagaxiso la dirirka  Taas oo keentay in ay u dhintaan in ka badan 7090 oo qof, waxaana Guryahoodii uga bara-kacey in ka badan 1,000,000 oo qof  tan iyo 2006 oo aheyd markii aya Xabashadu duulaanka qaawan ku soo qaadey Dalka Soomaaliya.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s