XAALKA DEKEDA XAMAR.

Warar la isla dhex marayo ayaa sheegaya in Canshuurta laga qaado Ganacsatadda Soomaaliyeed ee Magaala Madaxda Dalka Soomaaliya ay 60%kiiba qaataan Ciidanka Xabashida ee Muqdishu xoogga ku jooga. inta soo hartey oo ah 40%kiiba ayey kala boobaan kooxda Doofaareey ama Fadaradda looo yaqaano! 

 Dekeda Xamar oo ay amaankeeda gacanta ku hayaan ciidanka laga soo aruuriyey Africa ee isugu jira Ugandha iyo Burundi oo iyagu dhaqaale doon ah kuna qaata mushaar ay ka helaan quwadaha waaweyn sida UNka iyo EU iyo waliba AL.  Ciidamadda Africa ayaa iyagu indhaha ka eegta xasuuqa iyo barakicinta ay xabashuhu ka wadaan dalka soomaaliya.

Dalka soomaaliya oo aan laheyn Dowlad dhexe 18 sanno ee la soo dhaafey , ayaa maanta waxaa loo kala qaybiyey mandaqado yar yar oo laga xusi karo Somaliland, puntland, Jubbaland iyo kuwo kale oo iyaguna doonaya in ay sameystaan maamulo yar yar. sidaa darteed waxaa Soomaalidii ka lunsan qadiyadii wadaninimo iyo Qaranimo ee ay ummadda soomaaliyeed laheyd, arintaa oo siyaasadda ka dambeysa ay tahay iyadoo soomaalidu ay jeclaatey inay Qabiilka ka hor mariyaan Muslimnimadoodii iyo soomaalinimadii.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s