MAREYKANKU MA NAXO MANA QALDAMO !

Washington DC: Xarunta Mareykanka waxaa dhawaan qudbad ku saabsan arinta bani’aadanimo-xumo ee ka jira dalka Soomaaliya  ka jeediyey Senetor lagu Magacaabo Goldberg oo Wakiil u ah Gobolka Wisconsin ee Dalka Mareykanka. Qudbadaan oo taabaneysa arimo fara badan ( oo ay ku jirtay ilmo-yaxaas oo ah sidii in loo naxayo/gargaarayo dadka Soomaaliyeed) hadana waxa looga gol-leeyahay ayaa aheyd sidii loo sii adkeyn lahaa Dagaalka uu Mareykanku kula jiro Argagixisada uu mareykanku aaminsan/tuhunsan  yahay in ay Soomaaliya joogto !.

QUDBADAAN (halkan ka eeg) oo aheyd mid dheer ayuu Wakiilku ku sheegay Nabadgelyo darada Soomaaliya ka jirta inay halis ama qatar ku tahay Caalamka/Mareykanka.  Waa yaabe muxuu ula jeedaa Soomaaliya Qatar ayey ku tahay Aduunka/Mareykanka ??  Halka aan ognahay in in Ummadda Soomaalideed maanta iyagu ay dhibaato la ildaran yihiin ka dib markii lagu soo duulay oo dhulkooda hooyo ay qabsadeen Taliska Macangaga ah ee Addis-Abbaba Xabashida.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s