TACSI: C/qaadir Yusuf Kaariye (Awliyo).

Waxaa Halkan tacsi tiraanyo uga diraynaa Qoyskii, ehelkii iyo asxaabtii uu ka tagey C/qaadir Yusuf Kaariye, oo ku Magac dheeraa C/qaadir Awliyo, Alle ha u naxariisto Janadii fardowsana ha ka waraabiyo Aamiin , Aamiin.

Sida wararku sheegeen C/qaadir Awliyo ayaa gacan ka xaqdarani dhawaan ku dishay Gurigiisa oo ku yaalla Degaanka Lafoole oo uu Agaasime ka ahaa Xaruntii hore ee Dhalinta Kacaanka ee Lafoole, halkaas oo uu ka shaqeynayey muddo ka badan sodon sanno kana ahaa Barbaariyaha Aqoonta.
 

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s