SUUQA BAKAARO OO AY JABHADA TIGREEGU DUQEYSAY.

MUQDISHU Soomaaliya. Waxaa la xasuuqay/dhintay ilaa 25 shacab ah halka ay 43 qof uu dhaawac ka soo gaarey. Maanta 21/8/08 Wararkii u dambeeyey ee caasimadda Dalka hooyo ayaa sheegaya in cadowga Jabhadda Tigreegu duqeyn ba’an la beegsadeen Suuqa Wayn ee Bakaaraha.

Duqeynta ba’an ayaa si aan loo meel dayin mar walba loogu bar-tilmeedsadaa goobaha ay dadka shacabka ee reer Muqdisho ku badan yihiin, goobaha sida gaarka ah loo bar-timaameedsado ayaa ka mid yahay Suuqa wayn ee Bakaaraha halkaa oo ay dad badani quutul daruurigooda ka doontaan maalin kasta.

Jabhada Tigreega ee Dalka xooga ku soo galey, waxaay inta badan madaafiicda ka soo ridaan Madaxtooyo iyo Garoonka Mugdisho (Stadium Mogadishu) labadaa goob ayaa ah meesha ay madaafiicda lagu garaacey bakaaro ka soo dhacayeen.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s