HALKANI WAA CEERI GAABO SOOMAALIYA.

 

Sawirkan oo laga soo qaadey meel u dhow Magaalada Ceeri-Gaabo ee Dalka Soomaaliya, waxaa ka muuqda bilic iyo qurux aan la soo koobi karin.

Ceeri gaabo oo lagu sheego inay tahay meesha ugu cimilada qadow Dalka Soomaaliya ayaa u dhex taalla dhul buuraley ah oo leh Togag iyo biyo fariisimo bilic leh. waxaa kaloo ku dhow magaalada Buurta caanka ah ee Daallo taasoo in badan ay Abwaanada waaweyn ee Soomaaliyeed murtidooda ku cabireen quruxdeeda iyo qaayaheeda.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s