WAR-BIXIN: Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya! Axmeduo Oul Abdalla.

HALKAN KA DAAWO WARBIXINTA WAKIILKA QARAMADA MIDOOBAY

Wakiilka Qaramada Midoobay ayaa la waydiiyay Kismaayo oo ay dhawaan la wareegeen Maxkamadaha/Al-shabaab, Wuxuu ku jawaabay qabsashada Kismaayo  sida laga wada ogyahay Kenya, Jabuuti, iyo dhamaan Gobolka waa sababo Dhaqaalle raadin, isagoo ku tilmaamay inay tahay sababta loo qabsadey loolan ama dano dhaqaalle sida Dekeda iyo eerboorka ! kaasoo ka dhexeeya Beesha Daarood.

In lagu tilmaamo dagaalkii Kismaayo ay kula wareegeen Maxaakiimta iyo Al-shabaab dano dhaqaale maxaa looga gol leeyahay ?. Waa cajiib, Ma la dhihi karaa waa dhab marka si kale loo eego !Wakiilka waxaa la waydiiyay Xasuugii ay gaysteen Askarta/Jabhadda Xabashida? laakiin wakiilku wuxuu sheegay inaan la isku soo qaadin. wuuna ka meer-meertay inuu cambaareeyo isagoo ku war-wareegaya in ay Jabhada Xabashidu doonayaan inay isaga baxaan Dalka Soomaaliya.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s