DAGAAL CULUS OO KA DHACEY AGAGAARKA FILLA-SOOMAALIYA.

MUQDISHO Soomaaliya. Arbaco 9/3/08 waxaa la xaqiijinayaa in uu dagaal qaraar maanta salaadii subaxnimo ka qarxey Agagaarka Fila-Soomaaliya ee Muqdisho, halkaan oo ay ku dirireen dagaal-yahanka loo yaqaan Al-shabaab iyo Jabhadda kooxda Impeghati ee ilaalada u ah C/laahi Yusuf Madaxweynaha Dowlad ku sheega Kooxda Imbaghati.

Dagaalka oo markii dambe iskiisa u dhamaadey ayaa la sheegayaa inay qasaaro soo gaartey labada dhinac ee halkaa dirirtu ku dhex martay.

Dhanka kale afhayeenka Ururka dagaal-yahanka ee Al-shabaab Sh/Muqtaar Abuu Mansuur ayaa BBCda laanta af-soomaaliga u xaqiijiyay inay Bisha Ramadaanka ilaa 6 bisha ka dambaysa ramadaanka dar dar cubub galinayeen dagaalka ay ku hayaan Ciidanka Jabhada xabashida ee Dalka Soomaaliya ku soo duulay.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s