MACALIMIIN DUGSI-QURAAN oo lagu dilay Raadeerka/Dayniile.

Muqdisho Magaala Madaxda Dalka Soomaaliya, Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in labo Macalin oo ah kuwa Dugsi Quraanka si bareer ah loogu dilay Degaanka Dayniile ama Raadeerka ee duleedka Muqdisho, wararku qaar ayaa leh waxaa sidoo kale la dilay qaar ka mid ah caruur ardey u aheyd Macalimiinta la dilay.

Dilkaa oo la sheegay inay mas’uul ka yihiin Jabhadda Cadow Kalkaalka (JGK) ee loogu yeero Koobiga garab uu hogaamiyo dhagar-qabe Hebel-Shaaweeye oo ka mid ah dadka tirada yar ee gumeysiga xabashida u adeega.

Shaaweeye wuxuu ka mid ahaa ama wali yahayba Dhaga-qabayaashii loogu yeeri jiray Ashahaado la-dirirka. Sidaa darteed waxaa laga yaabaa inuu dilkani la xiriiro Mashruucaas la dagaalanka Diinta Islaamka ee Dalka Soomaaliya ay ka wadaan dowlado is-garabsadey oo dhamaantood Kirishtaan ah sida:  Itoobiya ,USA. UN. EU iyo waliba Dowlado Africaan ah.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s