CIGAAL SHIIDAAD: iyo Libaax maxaa kala qabsadey!?

Cigaal Shidaad oo ahaa nin sida la sheegay geesi ahaa oo waliba caaqil ah, ayaa ku caan baxey sheekooyinka maaweelada caruurta lagu madadaalin jiray guud ahaan gayiga Soomaaliyeed.

Sheekooyinka/murtida ugu caansan waxaa ka mid ah midaan oo isaga iyo libaax (Geed) dhex martey xilli habeenimo ah, cigaal oo ahaa nin fulay ah wuxuu habeenkiiyoo dhan ka feejignaa geed uu u maleeyay Libaax, habeenkii oo dhan ayuu keebla yuurur ku jiray laakiin markii uu waagii baryey ayuu arkey geedkii uu habeenkiyoo dhan ka baqaayey wuxuuna yiri.

Geedyahow ma waxaan ku mooday !?

Mise waxaad noqotay ?

Mise waxaan loo noqon doonin !?

Hadaba Isagoo isku jawaabaya ayuu yiri :

Waxaan ku mooday Libaax.

Waxaadse noqotay Geed

Waxaanan loo noqon doonin habeen guure dambe !

RIIX SAWIRKA AMA HALKAN SI AAD U DAAWATO !

5 thoughts on “CIGAAL SHIIDAAD: iyo Libaax maxaa kala qabsadey!?

  1. Anonymous

    ha how are you doing guys what hapening in the igaal shiidad maxa dhacay waxani mariyaa misee waa ruun misee anaa uu maleeyey kalayaa wax cuusub arka wixi cuusu calamka ayaa jecel isku kalayaa kala kacaa

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s