DHAQAALAHA: Reer Galbeedka iyo shareecada!

BAANKA Islaamiga ah ee Dalka Ingiriiska ayaa lagu soo warinayaa in uu ka badbaadey burburkii ku yimid dhaqaalaha hanti-ggosiga ku dhisan ee maalmahaan jahwareerku ka jiray, Dadka qaar ayaa iswaydiinaya in Bankigaan habka uu u shaqeeyo ee Islaamiga ah ee aan laheyn Ribada ama dulsaarku xal u noqon karo burburka soo gaarey Dhaqaalaha reer Galbeedka Dowladaha isugu yeera!

Maalin hore khabiir u xeel dheer arimaha dhaqaalaha ayaa Xarunta dhaqaalaha ee Dalka mareykanka ee loogu yeero WALL STREET inuu Islaamka qaato si uu u badbaado ! taasoo uu ula jeeday inay habka dhaqaalaha Shareecadu uu ku badbaadi karo suuqa Dhaqaalaha ee Dalka Mareykanku, Suuqaan oo ah meesha Aduunka intiisa kale laga hago.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s