SAFIIR KU SHEEG: Xabashida oo lagu dilay Beled-wayne

Agazi daanyeer

Beledweyne Soomaaliya:   Warar hor dhac ah oo eey heshay Shabakada Shacabka ayaa Sheegaya in Qaraxii ka dhacay Magaalada Beledweyne eeyna ku dhintaan Madax uu ku jiro Wasiirkii Amniga Qaranka Cumar Xaashi Aadan iyo Rag kale oo badan. Wararkani ayaa tibaaxaya inuu halkaasi ku Geeriyooday Safiirkii u fadhiyey Dowlada Itoobiya Magaalada Muqdisho Atto Asper Agaza oo halkaasi ku sugnaa Xiligii uu Qaraxu ka dhacay Hoteelka eey ku sugnaayeen Madaxdaasi.

Sidoo kale Warar hor dhac ah ayaa Tibaaxaya in Saraakiil badan oo Itoobiyaan ah eey ku geeriyoodeen halkaasi, Wararka qaar ayaa Carab dhaw ku sameeyey ku dhowaad 40 meeyo Saraakiil Itoobiyaan ah oo halkaasi ku sugnaa. SII AQRISO

One thought on “SAFIIR KU SHEEG: Xabashida oo lagu dilay Beled-wayne

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s