DOOD:Musharaxiin Madaxweynaha Soomaaliya (dood xiiso leh).

4 thoughts on “DOOD:Musharaxiin Madaxweynaha Soomaaliya (dood xiiso leh).

  1. Bakar cali saxafi yare

    Magaceygu waa bakar saxafi yare, tan iyo wixii ka dambeeye dowladii diin naceebka ku caan baxday gabi ahaan waxaa is dhacyaacay siyaasada uu shisheeyuhu ka leeyahay wadankeena muslimka eh, iyadoo ay adeegsanayaan kuwo diirkeena oo kale, waxa ayna wadanka dibadiisa kusoo dhoodhoobeen waxa ay ugu yeeraan dowlado iyo qolo kale oo mucaarad ku eh waxa ay soo dhoodhoobeen, taasi wey socon wey day waxa ayna bilaabeen shisheeyuhu waxa ay ugu yeeraan maamul goboleetyo oo shisheeyuhu rag qurbaha ay ka keensadeen ayayna madax ugu dhigeen oo aay soo barbaariyeen, maamuladaasi qaarkood magac gobal ama 2gobal ayay lamagac baxeen ilaa 3gobal, inkastoo ay kala horeeyaan xiliyada uu shisheeyuhu soo unke, hadane waxa ay noqdeen tusbax lakala jaray imika maamuladaasi waxa ay kor u dhaafayaan 25 madaxweyne ku sheeg marka madaxweynaha mustaq ma jiro ee madaxweynayaasha dheh, maamuladaasi waxa ay kala yihiin 1 hiiraan state madaxweyne idheh maxamuud cabdi gaab, 2dooxada shebelle madaxweyne idheh c/fitaax xasan afrax, 3hiiraan midland madaxweyne idheh c/qaadir Aadan iiraabey 4jubba raas madaxweyne idheh cabdulqaadir maxamuud yuusuf, 5jubba jaziira madaxweyne idheh cabdi axmed cusmaan, 6jubba land state madaxweyn idheh cabdi xaaji cali, 7Azaani state madaxweyne idheh maxamed cabdi gaandi, 8Greenlandstate madaxweyne idheh afguul, 9banaadir state madaxweyne idheh injineer abba aawoow xaaji suufi, 10 banaadir landstate madaxweyn idheh cabdulle xasan nuunow, 11 galgaduud state madaxweyne idheh c/rashiid maxamed dirir, 12 central state of somalia madaxweyne idheh maxamed xaashi, 13 mareeg state madaxweyne idheh maxamed xaaji 14 dooxa state madaxweyne idheh bashiir cabdullaahi abshir, 15 cowl state…………….. 16 udub state………,…… 17xubin iyo xeeb madaxweyne idheh maxamed Aadan tiiceey, 18 galmudug state madaxweyne idheh maxamed axmed caalin, 19 waax iyo waadi madaxweyne idheh nuur cali cumar dubad, 20 shebellaha dhexe state madaxweyne idheh cali madaxeey jawle, 21 koonfuur galbeed state madaxweyne idheh injineer sayid cali maxamed, 22 puntiland state madaxweyni idheh c/raxmaan maxamed faroole, 23 somaliland state madaxweyne idheh axmed siilaanyo, 24 ku meel gaar state madaxweyne idheh shariif shiikh axmed iyadoo ay jiraan 20 madaxweyne in ka badan sidaa yeelnaa mid cusub hal wadan imisa madaxweyne ayuu yeelan karaa ma 20 in ka badan jwbta aqristayaasha ayaan u daaye.

  2. maxaad abuukar maxaad

    dhamaantiin waxaan idin kusalaamayaa salaanta uguqaalin ooleesku salaamo asc waraxmatulaahi waxaan codsanayaa inaan qaska iskadaayno hadaan soomalia aan nahay wadan keeyna waxa burburinaayo waa afar jeeble afarjeeble intoow noolyahay wadankeeyna madhismaayo hadaan kahadlo madax nimada soomaalia wali ma arkin madax weeyne shariif nin la mid ah waa yoo Waa nin ka kaliya oo isu soodhaweeyay soomalida waxaan leeyahay shariifka hanoolaado

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s