GABAR KENYAATI AH: oo soo Muslimtay (Daawo)

12 thoughts on “GABAR KENYAATI AH: oo soo Muslimtay (Daawo)

  1. Abdirahman

    Mashaa Allah this is guidance from Allah. i agree withu life without Islam is dull as u mention with no direction or way out of the misery. Now as u mentioned the obligation is on ur shoulder so do the rest of Muslims to deliver the msg. ur quest has proven successful. you are our sister now Islam make u as my best sister.

  2. Maxamed deeq

    Asc runti waa arin wacan laguna farxo aad iyo aad u soo dhaweynayaa gabadha walaashey muslimadda ah runti waxaa si rayi ahaan u gu baaqayaa ama ay diinta dhigeyso in ruuxa qaado diinta islaamka lagu wax yeeleynayo dul qaad yeelo,diintana baro sida ugu wacan

  3. jamal sheikhaal

    naf waliba illah ayaa abuurtay,asagaana awoodo wuxuu doono
    amarkisa ayeey ku ahaan,kufri iyo hanuun labadaba isagaa
    aheeysiisa,wadada xun iyo wadada fiican isagaa awooda,xagiisaana loonoqon,

    illaha ina abuurtay ayaan weydiisaneynaa hanuun,inshaa allah

  4. ali gaid

    Runtii waan ku faraxsan nahay inaan lahaano wargeeys nooga waramo dhacdooyinka ka dhaca dalka gudahiisa iyo dibadiisaba oo aad ku aqrisankato afkaaga hooyo

  5. QAALI

    masha allaaaah kaaaaan….. it is amazing sister… may Allah grant you and us his great mercy and goodness.

  6. Abdurahman Hussein Hassan

    marka hore
    ASC

    Hambalyo,hambalyo

    Waxaan hambalyo farxad leh udirayaa walaasheeda muslimada ah, waa Allah mahadii in aad ku soo biirto Muslimiinta ama aad qaadato diinta islaamka, runtii waad liibaantay kuna guuleeysatay imtixaanka adduunyo,waayo Allah ayaa kuu doortay inaad ka midnoqoto kumanaanka muslimiinta ee koona ku nool.sidoo kale waxaan kuu rajeenayaa inaad ku noolaato farxad wax badana aad dib-uga ka faa’ideeysato waqtii kaa tagay.

    Mahadsanid

    Abdurahmaan Hussein Hassan ( Madoobe)

    Mog-Somalia

  7. Anonymous

    Masha allah alla ayaa hanuunka leh wna ku farax sanahy islaamida ay soo islaamtay inta kalana illah ha tuso mcta diinteena muqadaska ah

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s