SAWIRO

48 thoughts on “SAWIRO

  1. shaandi

    waxaan ahay wiil wadanimada jecel kuna nool wadanka norway waxaan jeclaan lahaa inaan isku wada xariiriyo dhalinta somaliyeed

  2. xaseey

    asc all waxan ahey wiile somalitey oo jecely somali in eye nabede ka dhacdo waxan illahey ka barya wadnkean in illahey noo dajiiyo ee amiin somaliyo waa barwqo

  3. ahmed aloos

    asc all waa salamnatihiin asxaabta waxn kunoolahay sweden waxan ahy wiil somaliyeed jeclna nabada soomaliyeed waxn jeclahy dhalin waayahacusun aad ayaan ujeclhay waxn rabi lhaa inaa lakulmo dhalinta waayahay cusub gooooog byyyyy

  4. maxamed maxamuud faarax

    soomaaliya xukun ayaa ka cararay waxaan layaabaa marka ay tagaan mid walba engiriiska ama america waxay yiraahdan hebel oo madaxweyne ah ayaa la shiray jaaliyada ree hebel ee uu madaxyenaha u yahay sida gal mudug sida ximan iyo xeeb sida kulmiye silaanyo sida puntland majeerteen waxaan taas ka sii daran waxay joogaan habargidir dalka marti ayey ku tahay my fadaase waxay joogaan claahi yuusuf ayaa na yiri markuu xukunka isa degayey 90 jir habar gidira oo tuuga iyo 20 jir raxanweyna oo aake haysta ayaan isaga tegey waa hadal layaab leh ninka afmadow degan ee ku dhashay raaso ama laba baar ee leh habar gidir jubooyinka ayaan ka xigaa oo hadaad ku doodo ku leh xiligii siyaad barre ayaad qaxooti ku timid waa yaabe ma buraashadleydii talyaanigu ka tegey ayaa lagu hananayaa shabeelada hoose biya maal ma wuxuu ku hanan dagaalkii talyaaniga waxaa dejiyey wacdaan cismane wa tii ciise idin laayey oo geelii idinka dhacay isaaqaa d ku baroorateena waa kii ciise geelii ka soo dhiciyey kadibna idiin diidey oo idin yiri dee ragbaa nooga dhintay jareeroo dhana gumeysigii ingiriska ayaa keenay hadaba dhulku waa dhul hawiye waxaanse ku talin lahaa hawiye ha tahsado caasimadu waa goofkeygii iyo waan wada leenahay miiska soo saar ayey u dhimatay iyo abgaal hatiyu sida ruuxaanta ugu duubantahay maskaxdooda .soomaaliyana waxaan leeyahay qash qashaada naga daaya aan idin xukunee anaguba xakunka isagoo xumaan u hogansanayne ilaa kuwii na xukumayey is diidee waan u sugeynay sacabka hanaloo tumo ayaan idinleeyahay nabadeeey

  5. nuur

    asc waaan adin salamay dhaman somaligalleed in ilaah ka dul qaado dhibka iyo rafadka ey ku hayan ethiopia

  6. Fanax

    Wan idin salamay dhaman dhalinyarada somaliyed waxan ilaah ka baryaa somali in eey 1rayi yelato sidaas buu wadanka ku hagagaya kuna hogan samayaa walaalyaal mcn waxad ogatan in eysan qabyaladu eheyn xukun iyo nabad so dhalin waa dilaga wadanka qabyalad waxan lo adeegsada wa in la isku aqonsada ma ahin sida an ugu dhaqano wax waliba waxa dhaliyay qabyalada ilaah waxan ka barya in umadeyna qulubtoda nadiif noqoto amiiin

  7. C/qaadir

    Dhamaan shacbiyada somaliyeed ee ku noo qurbaha waxad ilaah ka baridan waqtiwaliba ad salada dukatan in uu wadanka ino hagago lagama quusto alle agtiisa mar waliba ilaah wuu awooda inuu wadanka inoo hagaajiyo ilaah agtiisa ha ka fogaan galada aad amanka u donateen ma ahin kuwa so celinkara nabada waxa ey idinku heystan dano iyo ujeedooyin gaar ah wsc wr

  8. DAYAX ABUUKAR QASAARO

    اسلام عليكم اخوتي في الله.‏WALAAHI ANIGA AHAAN MA JECLI GAALADA WADANKEYNA JOOGTA IYO KUWA CAALAMKA KALE JOOGABA WAXAAN KA SII NECBAHAY YAHUUDA IYO DABA DHILIFYADA U ADEEGA GAALADA ILAAHEY WAXAAN KA BARYAA NABAD WAARTA IYO DIINTA ILAAHEY OO KOR AH IYO MUSLIMIINTA OO IS RAACDO OO HAL MOOQIF LEH MOOQIF KAA SOO AH AYU CAALAM AYAGOO KU DHAQAYA KU TUBKA ALLE AMERICANA OO AWOOD LAGU BARAYO TOWXIIDKA ALLE ‎

  9. DAYAX ABUUKAR QASAARO

    WAXAAN KU NOOLAHAY DOHA QATAR WALAA LAYAAL RAG IYO DUMARBA WAXAAN IDIN LEEYAHAY MEEL WALBA OO AAD JOOGTIIN ‎‏ اتق الله ‏‎ alle ka cabsada war aduunyadu waa maalmo hala shaqeysto midii aaqiro insha allaah walaalayaal waxaan lahad layaa somalida joogta yurub iyo america si gaar ah hablaha alle ka baqaan oo ha xirtaan xijaabka alle war is astura oo qarsada cowradiina siiba hablaha heesa sida fartun birimo farxiya fiska ikran carale nimco yasin nimco dareen amino kuluc.dhamaantiin ilaahey ha idiin hanuuniyo idinkana da’daala oo asturta cowradiina subxaana allaah walaahi ilaahey raali kama aha xumaatadan aad ku jirtiin. dhibna ha ii arkina alle mar walba waa idin daalacanayaa somalida hadaa tiraah did alle ka cabso waxey ku leeyihiin waa xagjir ama waa shabaab walaahi waxaas oo dhan shaqo kuma lihi waxaa idhibey hablaha walaalahey ah oo qaawan naartii alle ayaan soo xasuustey markaan arkey sida ay wax yeelayaan doha qatar +97477960652.wixii dood ka qaba is astura ha iga soo wacaan

  10. seynab

    waa run walaalayaa is astura oo cowradiina qarsada waxaanku jeetaa nimco dareen

  11. qali mohamed

    waxaa leesku wada sheegay naagta layiraahdo nimco dareen qari cowradaata ha fiirin lacagta aad heleeyso ee xusuus naaw alaah ilaahka cabso maanta malin aan aheeyen baa xiaabkuu daal

  12. DAYAX ABUUKAR QASAARO

    A.S.C. MAGACEYGA WAXAA LA YIRAAH DAA DAYAX ABUKAR QASARO WAXAAN KU NOOLAHAY QALIIJKA GAAR AHAAN DOHA QATAR TEL +97477960652 ama tel +٩٧٤٣٣٦٧٢٨٩١.EMAIL.DAYAH.2000@HOTMAIL.COM. SOMALIYEY WAXAAN IDIN WEYDIIN LAHAA RAG IYO DUMARBA SIIBA DADKA KU NOOL YURUB DACA LADEEDA WAR HABLAHA SOMALIDA AH OO COWRADOWDA SIDA XAYAWAANKII SOO BANDHIGAYA MA WAXEY ISTIC MAALAAN MAAN DOORI WAXAA LAGU AQOON JIREY IN AY XISHOODAAN HABLAHEYNA WAR DHALIN YAROW XASUUSIYA HABLAHA HEESA ILAAHEY IN UU RAALI KA AHEYN ILAAH BAAN IDINKU DHAARSHEE NIMCO DAREN MA WAXAY DHAANTAA LO’DA COWRADEYDA WAA SIDA XOWLAHA IYO FARTUN BIRIMO MAALIN DHAWEYD AYAAN WEBSET KA AQRINAYEY FARTUN BIRIMO OO SOO JIIDATEY DHALIN YARADA SOMALIDA MAXAY KU SOO JIIDATEY WAA UUN COWRADEYDA AY SOO DHIGI SHAARICA FARTUNEY NAGA QARSO NAASA HAAGA NOQDEY XUUBKA CAARADA NAAS FIICAN AYAA LASOO BIXIYAA EE NAAS TAAYAR BABUR LA EG MIYAAD SOO BIXIN KAAN KARO HAKAAGA DHACAAN LABADA NAASOOD ADIGA IYO NIMCO DARENBA. NAGA XISHOODA ILAAHEY MEEL XUN HANAGA BAXSHEE MAGACA SOMALI WAAD KU CIYAARTEEN.OK FARXIYA FISKA IKRAN CARALE FARXIYA KABA YARE NIMCO YASIN AMINO KULUC IYO INTA AAN AQOONBA ILAAHEY KA CABSADA NAGA XISHOODA IS ASTURA YURUB JANNO MA BIXISO CEYR UUN AY BIXISAA CEYRTA 500$DOLAR AH ALLE HA U ILOOBINA MALAA’IK AYAA QALIN IYO BUUG NAGU XISABIN HABLAHA DHOWR SANOW OO XIJAABKA ALLE QAATA ILAAHEY HA INA XAFIDO ‎الله يحفظك‎ KUNA DA’DAALA IS ASTURIDA UNA SHEEGA HABLAHA QAAWAN SIDII XAYAWAANKII OO KALE XASUUSIYA ILAAH ILAAHEY HA SOO HANUUNIYO HABLAHA DULOOBEY A.S.C

  13. DAYAX ABUUKAR QASAARO

    WAXAA LA BAXDEY NIMCO DAREEN ILAAHEY WAXAAN KA BARYAYAA NIMCOOY IN UU ILAAHEY KAA QAADO DAREENKA DUMARNIMO NAGA QARSO COORADAADA INDHAHA AYAA NAGA TUURTAYEE INDHA ALA KAA TUURYEE WAADNA DAMBAAJISEY ‎سبحان الله ‏‎

  14. wiil soomaliyeed

    waa wiil somaaliyeed oo ku nool dalka norwey oo halkaan ka salaamaya dhaman uma somaaliyeed waxaan illahy uga baryayaa in uu wadankeena nabad nooga dhigo .waxaan u sheegi lahaa umada somaaliyeed in eey illahy u laabtaan ooo illahy baryaan si uu dhibka heysta uga qaado ayagana eey gacmaha is qabsadaan oo qabiilka iska daayaan al shabaab hanoolaato doolar qaate ha dhaco

  15. Anonymous

    Walalayal magacaygu waa c/qadir c/lahi cumar oo ku nool dalka somaliya waxan halkan dardaaran wacyi galin ah uga dirayaa dadka ku nool dalalka shisheeye oo lugu dulooyo dadka islam ka ah gabdhaha muuminadka ahow alle ka cabsada oo astura jirkina walalayal waa dardaaran qaata dardaaran wacyi galin ah uga dirayaa dadka ku nool dalalka shisheeye oo lugu dulooyo dadka islam ka ah gabdhaha muuminadka ahow alle ka cabsada oo astura jirkina walalayal waa dardaaran qaata

  16. Anfac maxamud barqadle

    Asc waa gabar somaliyed waxana kunolahay neyrobi waxan jeclahay wi shegta magaca somaliyed wiil wala gabarba wadna mahad santihin

  17. Hoodan Cadeey

    waxaan ahay iinaan somaliyed waxaan ku nolahay norweyd osla waxaan umad soomaliyeed illaha uga baryaa inuu ilaaha kadulqaado abaaraha iyo colaaaadaha daashaday

  18. mohamiin

    ASC dhamaan soomaali maxamed waxaan leeyahay caqligin hashaqeyo 21sano kadib waxaan noqoqnay dad wax walba ka bartay dagaalada sokeeye & dowlad la aanta maanta oo la joogo inaan wax walbo iska iloowno ayaa hadana waxaa ii muuqda saan saan aan fiicneyn oona ka xun 21sano tan aan soo marnay balse waxaan talo & waano iga ah inta ku abtirsata daarood & hawiye iney ka wada shaqeeyaan umdda 21sano baa ba saneed mideynteeda is cafis wax isu quurid dariswadaag quluub saafi isu ah ilaahey waa idiin naxariisanayaa aduun iyo aakhiro ee dalka dowlad nimadiisa ku soo celiya dhulku waa nawada qaadaa ninwalbana waa dhimanayaa oo walagugu duugayaa nabadgalyo

  19. Cabdi rahmaan maolim anad jooraay

    waxaan salamyaa somaali mel walba ey dunida uga nol yihn ok? Aniga waxaan ahay wiil somaaliyed o ku nol dalka somaalia gaar ahan muqdisho hadi aan idin idiin soo gudbiyo aniga ra yigeyga dhalin yarada ku nool qurbaha sida ey u dhan yihiin hadi ey wadanka dib ugu soo labtaan oo aan ka wada shaqeyno nabadeyna iyo hur u marka dalka soomaaliyed ok? Walaala yaal isku taxalujiya ok? Byy

  20. deeqa nuur axmed

    asc somali meelkasta ay dunida ugu nooshahay/ aniga waxan waxan ahay gabar soomaliyeed oo ku nool uae imaaradka carabta hadii an idiin soo gudbiyo rayigeega waxan leeyahay soomali meelkasta ay joogto aankawada shaqeeyno sidii aan dalkeena nabad uga dhigan leheeyn dagaal wuxuu yahay waan aragnay runtii dagaal wiilbaa ku dhinta ee wiil kuma dhashay xaqiiqdii aniga waxan arkay markii an imid qurbaha iyo siduu caalamka nooga hormarsan yahay masha alah intii nabad heeysata alah u siyaadiyo anagana wadankeena ilaaheey nabad ha nooga insha allah qaasatan dadka walaheeyn ee soomaliyeed ee ku nool dalka muqdhisho waxan ka codsanaa in ay ka wada shaqeeyaan nabada waxa dhimanaaya ama dhibaatada soo gaareey waa muwaadin soomaliyeed bur burkana wuuxuu ku dhacaayo waa wadankeena insha allah illahey nabad ha nooga dhigo wadan keena soomalina ilaaheey xaqa hawada tuso insha allah

  21. Cumar maxamed maxamud

    Asc dhaman dhalinta somaliyed salankadib waxan ilahay ka baryaya inu dalkena nugo soceliyn nbd iyo kaladanbeyn waxan ahay wil somaliyed oo kunol dalka somalia waxana jeclahay dhalinta cudka mcn e wayaha cusub waxana jeclahay inan fanka kubiro waxana raba qof talo iyo tusalo iga seya qabki an ugo beri laha fanka qofki talo ehaya ama tusale waxan jeclanlaha inu cewankaygan igala suxirero{weekiye@hotmail.com}thanks dhaman dhalinta jecel fanka iyo suganta

  22. Anonymous

    as/ war/ waxan ahey nin somaliyed oo ku nol magalada caalamka ugu fowdada badan waa Muqdisho waxan ini dhihi laha dhalin yaradina qofba sida uu ra ayigisa inta u yahay so qorey somalidu waxey tira nin walaw madaxaga meyrax ku xiro mic naheyga shaqsiyadada waxad awooda qabo gobkasta od jogto

  23. Bare

    Walaalayaal waa idin salaamay salaan kadib waa ku farax sanahay wax qabadka wargeyska xogogaal waana wada xariiridonaa.by

  24. guech

    asc dhaman dhalinyarada ay ka dhabtay wadaninama wan idin salamay lkn qaaraka kalana ilaah hafansiiyi xaqa oo dhulkeena nago leeyayahay sidii syl

  25. Anonymous

    Waa wiil soomaaliyeed oo kunool boqortooyada sacuudiga waxaaN kutalin lahaa halaraaco Nabada iyo TubTa toosaN

  26. daud muxumed

    waxaan ahay soomaali soomaali dhalay waxaana kunoolahay
    wadanka jarmalka waxaan damQadaa markaan arko
    muuQaalkii magaala madaxdii moqdishoo mgdi galay
    waxaana rajeenaayaa dhamaan dhalinta Qurba joogta
    soomaaliyeed inaan dib ugu noQono dalkeenii oon dhisano

  27. Turki

    Wa salamantihiin dhamaan soomaali weynta meel kastoo dunida kajoogtaan sln kadib maanta wa maalin qaali ah wa sanad kuuradii 52aad ee xuriyadii gobolada waqooyi waxan ahay wadani dalkiisa jecel waxan joogaa saudi arabia qaasatan madiinatu jiddah

  28. Xalaawi daafeed

    Asc dhamaan dhalinta soomaaliyeed waan idin slmaya sln kadib waxan jeclahay inaad xasuusatan 1da luulyo waxa inooga harsan saacado kooban waxan idin leeyahay xasuus naada waa maalin nagu qaali ah.

  29. Anonymous

    Asc waxaan ushegaa fanaanada fiska ha iska dhaafto sidaan ma ficna waa wada xun

  30. Anonymous

    Asc dhaman musliminta melwaliba ay jogan asc gar ahan somaliya waxan ahay nin kutahan cabsida ilahay maraka waxan jeclan laha wadankena in nawad no noqdo marka waxan kaudsan lahaa kuwa lolama wadanka in faraxa kalabaxan o xalna lagaro gacanaha isqabsadan somali waxey kudhamatay badahah iyo bariga iyo xabsiyasha dunida www ciisa002@hotmail.com fananita waxan u jecelaha fartun axmad fartunbarimo

  31. Osman mohamed ali

    Asc wrxm bacda salaan waxaan ahay wiil soomaaliyeed oo africa gaar ahaan zambia caasimadeeda labaad indola marka hore waxaan leeyahay dalka alaha noo dajiyo yaana laga caajisin baryada alle insha allah

  32. Anonymous

    Waxan ku nolahay somaliland waxan salamaya dhalinta somaliland e clamka

  33. Anonymous

    asc waxan ahay gabar somaliyed o ku nol dalka uk magaceyga waa nermin maxamed bare waxan alle ka barya in dalkeyna u nohagaga insha allah umadana alle so hanuninyo insha allah teda kale somalid waxan ka waninaya tahribka maxa yelay waxey dadka ku ba ba en badaha & xabsiyada ku yala dalka libya waxan alle ka barya in u dadan keyna ino hagaga insha allah

  34. Anonymous

    Asc dhammaan muslimiinta meel kasto oo ay ku nool yihin waxaan idin leeyahay slm iga gudooma magacayga waxaa ladhaha shucayb c/qaadir oo ku nool addis ababa ethiopia waxaan leeyahay ummada soomaaliyeed ee dhulkoodu in laguumaysto la rabo war waan jiifnaaye hurdada aan ka kacno‏ الإستعمار لا ينسي
    الصومال
    hurdada inaan ka kacno diyaar ma,unahay

  35. daadir cali ibraahim

    Aslamucaleykum waxaan ka mid ahay aqristeyaasha ku xiran xog ogaal waxaan ku noolahay jiddah… jaddii aan ka hadlo arinta kismaanyo lugooyada ugu badan wexey ka soctaa qurbaha gaar ahaan magaalada jiddah waxaad arkeysaa odaal shaqada laga fariisiyay oo galb walba ku qaxwrynaya kafeteeriyada km 7 jiddah odayaashaas wexey taageero ku bixiyaan dagaalada kismaayo haddey noqoto dhaqaalebiyo haddey noqoto af

  36. Salmaan burhaan

    Asc dhamaan aqristayaasha wargeyska Anigoo ka mid ahaan jiray aqristayaasha wargeyska xilligii uu wargeyska tifaftire uu ka aha ciise faarax 1999 waxan kula talinlahaa madaxda wariyaasha wargeyska in ay wargeyska sare loo qaado thanks

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s